Somaliland oo shaacisay Al Shabaab iyo koox kale kula dagaalamayaan Laascaanood

Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaa ka socda dagaal galay maalintii 9-aad , kaa oo u dhaxeeya ciidamado taabacsan dadka deegaanka Laascaanood iyo ciidamada maamulka Somaliland. Dagaalka ayaa dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray labada dhinac ee dagaalamaya, waxa uu sidoo kale dagaalka sababay barakac aad u badan … Continue reading Somaliland oo shaacisay Al Shabaab iyo koox kale kula dagaalamayaan Laascaanood